Gudoomiyaasha labada Aqal BFS oo Jabuuti kula kulmay Gduoomiyaha Baarlamaanka Djabuti.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman iyo Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatey Gudoomiyaha Barlamaanka jabuuti Mudane Maxamed Cali Maxamed.

Masuuliyiintaan ayaa kulankooda uga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriinka labada Baarlamaan.

Gudoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa booqasho rasmiya ku jooga Caasimada Jamhuuriyada aynu walaalaha nahay ee Jabuuti.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleTaliye Indho Qarshe oo sheegay in Ciidanka Xoogga ay ku guuleysteen inay deegaano badan ka xoreeyaan Al-Shabaab.


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here