Hay’adda Somali Lelief Network Network Of North America  ee Soomaaliya oo Deeq xoolo ah gaarsiiyay dadka danyarta ah ee ku nool Afgooye.

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Deeqdaan xoolaha ah oo isugu jirtay Lo iyo Ari oo gaaraya 100 neef  ayaa waxaa loo qeybiyay qoysas danyar ah oo kunool degmada Afgooye iyo deegaannada ku dhow.

Deeqaadna ayaa waxaa soo dhiibay Hay’adda Somali Lelief Network Of North America oo uu madax u yahay Aaadan Maxamed Ciise.

Ibraahim Cusmaan Cabdullaahi oo ah wakiilka Hay’adda Somali Lelief Network Network Of North America  ee Soomaaliya ayaa sheegay in in xoolaha loo qalay dadka danta yar ay isugu jireen 70 oo Ari ah iyo 30 neef oo Lo’ah waxa uuna sidoo kale intaa ku daray in ay ka faa’iideysteen dad gaaraya ilaa iyo 1500 oo qof.

Qaar kamid ah dadka ka faa’iideystay deeqDaas ayaa u mahadcelyey Somali Lelief Network Of North America.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleBeeesha Caalamka oo soo dhaweysay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug
Next articleRa’iisul Wasaara Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here