Kaaliye ka tirsan Maxkamadda gobolka Banaadur oo loo xiray eedeyn ku aadan lacago Laaluush ah.

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com) Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu eedeeyey qaadasho laaluush.

Amar ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu xiray Cabdul Qaadir C/llahi Xasan Shaango, waxaana lagu samaynayaa baarista ku xusan qodobka 246-ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macalin Maxamed ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee somalipm.com inay wadaan baaritaanka 240-kiis oo ku aadan musuq iyo wax isdabamarin, kuwaas oo marka baaristoodu soo dhamaato dadka ku eedaysan cadaaladda la hor keeni doono.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleAgaasimaha Hay”adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xarigga ka jaray Xafiiska Socdaalka ee Bar-Xuduudeedka Tuur-Dibi ee degmada Goldogob+Sawirro
Next articleKu-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Beeraleyda Ku Dhiirri Geliyay Kordhinta Tacabka Beeraha


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here