Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in Xabsiga dhexe lagu sii hayo Eedeysane u dhashay UK

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska.

Antony Thomas  ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir sida ay sheegtay waxaa loo heystaa isku day qatar gelinta degenaanta guud iyo ku guul dareysiga sheegitaanka waxyaabaha Qarxa, kuna eedeysan Qodobada 332-531 ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed.

Ciidamada Ammaanka ayaa Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ay aheyd 19-kii Bishaan waxay ay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho ka qabteen Antony Thomas, isla markaana loo gudbiyey qeybta Dambi baarista ee C.I.D.

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleWasiiru Dowlaha Waxbarashada Soomaaliya iyo Danjiraha Masar oo kormeeray iskuulka 15 May “SAWIRRO”
Next articleRa’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Safiirrada Midawga Yurub Ee Soomaaliya


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here