Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay weerarka  Kismaayo

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya,  Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Cambaareeyay weerarka wuxuushnimada leh ee ay argagixisadu ku qaadeen dadka aan waxba galabsan ee ku sugnaa hotelka Cascasey ee magaalada Kismaayo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan ehelada iyo qoysaska ay ka baxeen dadkii maanta ku shahiiday weerarka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidamada Qaranka ee ku howlan soo afjaridda maleeshiyada argagixisada ah ee weerarka fuliyay.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleRa’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here