Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Baydhabo, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha dalka Madaxda Koonfur Galbeed, Mas’uuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo dadweyne aad u fara badan.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleDAAWO: Soo Dhaweynta Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee magaalada Baydhabo


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here