Shaqaalaha Madaxtooyada Soomaaliya oo qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan+Sawirro

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Shaqaalaha Madaxtooyadda Soomaaliya  ayaa maanta markii Afaraad ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka Qaranka.

Dhismaha Xarumaha danta guud ayaa waxaa si xowli ah u socda dib u dhiskooda iyadoo dhamaan ay ka qeyb qaadanayaan Hey’addaha iyo sidoo kale Wasaaradaha Dowladda.

Halkan ka daawo Sawiradda

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleRa’iisul Wasaare Khayre oo daah-furay habka Onlie-ka ee diiwaan-gelinta Ganacsiga


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here