TOOS U DAAWO: Ciyaarta Finalka Xulkeena Soomaaliya iyo Tanzania ee Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho(somalipm.com):-Halkan hoose ka daawo Finalka Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ciyaartoyda Da’dooda tahay 17 jirada ee dhex mareysa xulkeena Soomaaliya iyo Tanzania,

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta qadka Teleefoonka kula hadlay Xulka 17 jirada Soomaaliya oo hadda Ciyaaraya Finalka Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, isagoo ugu hambalyeeyay dadaalka ay ku bixiyeen in heerkaan ay soo gaaraan.

INSHAA-ALLAH GUUL AYAAN U RAJEYNEYNAA XULKEENA QARANKA EE 17 JIRADA.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Teleefoonka kula hadlay Xulka 17 jirada Soomaaliya ee Galabta Ciyaaraya Finalka Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here