Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dalka Koonfurta Sudan gaaray+Sawirro

Muqdisho (somalipm.com) Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Xariirka Caalamiga ah Mudane Muqtaar Mahad Daa’uud ayaa gaaray Magaalada Jubba ee Caasimada wadanka Koonfur Sudan.

Wasiir Ku-xigeenka ayaa Magaalada Jubba uga qeyb galay Shirka Wasiiradda Arrimaha Dibada IGAD kaasi oo looga hadlayo xal u raadinta Wadankaasi.

Waxaa Garoorka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibada Koonfur Sudan iyo Diblumaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee magalaada Jubba.


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here