Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka ee Soomaaliya.”Sawirro

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho(somalipm.com):–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Cusmaan.

Intii uu socday kulanka Mudane Axmed Ciisa Cawad Wasiirka Arrimaha Dibadda uu la qaatay Safiirka ayaa la iskula eeggay xiriirka laba geesoodka ee labada dal u dhexeeya.

Sidoo kale waxyaabihii looga hadlay inta uu socday kulanka Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya iyo Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya ayaa waxaa kimid ahaa waxa ka cusub xaaladda gobolka iyo dunida inteeda kale.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleDuqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka
Next articleRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo la Kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here