Xisbiga  Zanu-Pv oo ku guuleystay doorashooyinka Zimbabwe.

SHARE

Facebook

Twitter

Xisbiga talada haya ee Zanu-Pv,ayaa ku guuleystay doorashooyinkii Baarlamaan ee ka dhacaya dalka Zimbabwe.

Xisbigaasi ayaa helay 109 kursi ,taasoo caddeyneysa in  ay heysataan aqlabiyad sida laga soo xigtay guddigga doorashooyinka dalkaasi.

Xisbiga mucaaradka ee dhaqdhaqaaqa Isbadalka Dimoqraadiga (Movement for Democratic Change (MDC),ayaa helay 41-kursi,halka aan weli la shaacin 58-kursi,sida ay wariyeen guddigga doorashooyinka.

Tartanka doorashada dalka Zimbabwe ayaa bilaabatay maaliimadii Isninta ,waana marki ugu horeysay, muddp dheer oo uu xilka dalkaasi hayey  Madaxweyne Robert Mugabe,kadib

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleR/wasaare Kheyre oo dib ugu soo laabtay Garoowe


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here