Algeria oo gacanta ku dhigtay  700 kg oo mukhaadaraad ah.

SHARE

Facebook

Twitter

Mas’uuliyiinta  dlka Algerian ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 700 kg oo ah maandooriyaha loo yaqaanno cocaine ,isla markaana ku jiray container saaran markab yar oo marayey biyaha badda ee dalkaasi.

Mukhaadaraadkaasi ayaa lagu qiyaasay in uu u dhigmo 1,543 bilyan,iyadoo  dad gaaraya 20-ruux oo la socday markabkaasi yar lala qabtay,lana  dhigay xabsiga.

Markabkaasi yar oo ahaa nuuca qabojiyaha leh waxa uu siday hilib ka iyo waxyaabo kale oo ka yimid dalka Brazil,wuxuuuna horay u soo maray magaalada Valencia,ee dalka  Spain.

Markabkaasi yar oo ka diiwaangashanaa dalka Liberian ,waxaa gacanta ku soo dhigay ciidamada ilaalada dala Algeria oo ku soo xiray dekedda Oran oo dhacda galbeedka dalkaasi.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleTalooyin kor u qaadi kara caafimaadkaaga xilliga Ramadaanka (MAQAAL)
Next articleGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xafiisyo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here