Argagixisada Al-shabaab oo weerar naftii halignimo ah ka geystay xarunta degmada Howlwadaag

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com) Argagixisada Al-shabaab ayaa weerar naftii halignimo ah ka geystay xarunta degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Maleeshiyaadka ayaa sidoo kale weerarkaas ku beegsaday meelo ay kujiraan Masjid iyo Dugsi Qur’aan ku yaala degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo iminka Hay”adaha Amniga si dhab ah ugama hadlin Khasaaraha ka dhashay Weerarkaas naftii halignimo.

Al-shabaab ayaa caadeystay geysashada falalka lagu bartilmaameedsanayo dadka shacabka ah, iyadoo la wada xasuusto weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee dhacay 14-kii October ee sanadkii hore.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleMadaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo ku kulmay Beijing+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here