Boliis iyo dad rayid ah oo lagu toogtay Bilgium.

SHARE

Facebook

Twitter

Nin ayaa toogasho ku dilay laba sarkaal oo Boliis ah iyo qof marayey bartanaha wadada  Bariga Belgian,ka hor inta uusan isdilin.

Laba sarkaal oo kale ayaa ku dhaawacmay shilkaasi iyo haweeeneey kale oo uu qafaashay ninkaasi geystay weerarkaasi,sida ay ku warameen warbaahinta dalka Bilgim.

Boliiska ayaa sheegay  in haatan ay gacanta ku hayaan koontoroolka halkii ay ka dhaceen weerarkaasi ,mana jiraan waxa sababay dhimashada dadkaasi iyo cidda ka dambeysa.

Belgium ayaa illaa sanadkii 2016-dii ku jirtay heegan,kadib kolkii kooxda Daacish ay halkaasi ku dileen 32-ruux

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleWasiirro iyo Diblomaasiyiin ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Yuusuf Afgooye
Next articleTaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Agab lagu dhisayo Masjidka Xarunta W/Gaashaandhiga


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here