Danjire Cali Saciid Fiqi oo warbixin Ku saabsan Xaaladda Tahriibayasha siiyay Madaxweynaha JFS.

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho(somalipm.com):-Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Fiqi ayaa warbixin ku saabsan xaaldda tahriibayaasha Soomaaliyeed siiyay Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Safiirka oo shalay dalka kusoo celiyay maxaabiis gaaraysa 151 qof ayaa sheegay in xaaladda ay ku suganyihiin tabriibayaasha ay aad u liidato, loona baahanyahay in dowladdu labo laabto hawlaha lagu soo celinayo maxaabiista ku jira xabsiyada Libya.

Danjire Fiqi ayaa intaas ku daray in maxaabiista haatan ku jira gacanta dowladda Liibiya iyo kuwa ay magafayaasha ku jira gacan-tooda ay u dhaxeeyaan 5 ilaa 7 kun.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xafiisyo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliya+Sawirro
Next articleShir looga hadlayay Dimuqraadiyeynta iyo dhismaha Dowladaha hoose oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here