DEG DEG+DHAGEYSO: Doorasho maanta dhaceyso & Musharaxiinta tartamaya

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashadda Kursi ka banaan Golaha Shacabka.

Guddiga doorashooyinka ayaa shaaciyay in maanta la qaban doono kursigii uu ka geeriyooday allaha unaxariiste Bootaan Ciise Caalin.

Waxaa ku tartami doona Musharaxiinta kala ah Maxamed Cilmi Afrax ( mideeye) iyo musharax Cabdulahi Faarax wehliye.

Ammaanka xarunta ay ka dhaceyso doorashadda ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana dhammaan dhuusamareeb ku sugan Ergadii doorashadda.

      Doorasho maanta dhaceyso & Musharaxiinta tartamaya

Download PDF

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleDHAGEYSO: Warka Subax & Wararkii Ugu Danbeeyay


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here