DHAGEYSO:-Koofur Galbeed oo sheegtay in ay wiiqantay awooda Al-shabaab

Saraakiisha ciidamada xooga dalka ee gobolka Bay ayaa sheegay in ay wiiqeyn awooda dagaalamayaasha Al-shabaab.

Gaashaanle sare Nuur Magan Maxamed oo ka mid ah saraakiisha ciidamada milatariga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bay ayaa la hadlay Warkii.Com wuxuuna sheegay in ay hoos u dhacday awoodii Al-shabaab, wuxuu sidoo kale tilmaamay in gacantooda laga saaray deegaano badan oo horay ay ugu sugnaayeen.

Gaashaanlaha ayaa dhankale sheegay in wadaan dagaal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo ay ugu saarayaan gobolada uu ka arimiyo maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

      Nuur-Magan-Maxamed

Download PDF
Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here