DHAGYESO: R/iisul Wasaare Khayre”Dhalinyaradii SYL waxay inoo horseedeen guusha aan maanta halkan ku fadhino”

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho(somalipm.com) R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali khayre xili uu xalay khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeedinayay Munaasabadda lagu xusayay sanad guuradii 75 aad ee kasoo wareegtay 1943 markii dhidhibada loo taagay dhalinyaradii gobonimo doodnka qaranka Soomaaliyeed ee SYL.

Mudane Xasan Cali khayre R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in SYL lagu tilmaami karo abayaal qaran maadaama ay baal dahaba ka galeen taariikhda Soomaaliya isagoona qeexay in ay ku mutaysteen xasuus joogtaa.

R/wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Cali ayaa  bulshadii xalay joobgooga ahayd munasabadii lagu xusaayay15 May taasoo muwaadiniinta Soomaaliyeed u ah mid ka mida maalmaha xasuusta u leh.

Sanad kasta 15 May Mafgaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo Gobalada Dalka waxaa ka dhaca munaasabado waaweyn oo lagu xasuunaayo Ururkii gobonimo doonkii Qaranka Soomaaliyeed ee SYL.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleDHAGEYSO: Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka”Dhalinyarado waa in ay ka qeyb qaataan dhismaha Qaranimada”+sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here