Doorasho Xildhibaan oo maanta ka dhaceysa Baydhabo “Dhageyso”

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta ka dhacaya Doorashadda xubin kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Gudiga Doorashooyinka ayaa Masuuliyiin kamid ah waxaa ay gaareen Baydhabo si-ay u qabtaan Doorashadda.

Illaa Afar Musharax ayaa ku tartamaya Doorashadda kursigaas oo uu horay u baneeyey xubin kamid ahaa Golaha Shacabka kaas oo geeriyooday Sanadkii aan soo dhaafnay ee 2018.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa arrimaha Doorashooyinka Baydhabo uga waramay Radio Muqdisho.

Halkan ka dhageyso

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
Next articleMadaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Casha sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha Puntland + Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here