Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo soo saartay baaq ku aadan in loo gurmado shacabka (War-saxaafadeed)

SHARE

Facebook

Twitter

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn  culus ku yeelatay bulshada waxaana sidoo kale maanta uu booqday Xaafadaha magaalada Beledweyne oo ku fataheen biyaha Wabiga.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleYacquub Maxamed Cabdalla oo loo magacaabay Agaasimaha xiriirka Warbaahinta ee Xafiiska Ra’iisul Wasaraha


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here