Duufaan 16 Qof ku dishay Dalka Hindiya

SHARE

Facebook

Twitter

New Delhi-(somalipm.com)-16 Qof ayaa ku geeriyootay 12 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii ay Duufaan xooggan oo siigo wadata ku dhufatay Gobolka Uttar Pradeshm, ee Dalka Hindiya.

Duufaantan oo soo billaabatay Maqribnimadii shalay ayaa illaa Maanta oo Sabti ah ka socotay degaanno fara badan, waxaanay Saraakiisha Boolisku u sheegeen Wakaaladda Wararla ee Anadolu in degaannada badan ee ay waxyeelleeyeen dabayluhu ay ugu daran tahay Degmada Moradabad oo ay Dadku intiisa badani ku dhinteen.

Warbaahinta gudaha ee Dalka Hindiya ayaa sidoo kale sheegtay in Dadka dhintay intooda badani ay sababsadeen markii ay ku soo dumeen Dhir ay soo rujisay Duufaantu.

Sooyaal12@gmail.com

SHARE

Facebook

Twitter

Previous article12 Qof oo isku Qoys ah oo lagu dilay Ciraaq
Next articleR/W Khayre oo Kullan Afur ah la Qaatay Dhallinyarro Soomaaliyeed oo Dowladda ka soo qaaday Xabsiyadda Liibiya.+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here