Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyay xisbiyo cusub”Sawirro

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho(somalipm.com):–Munaasabad ka dhacday maanta xarunta Guddiga Doorashada ayaa 7 xisbi siyaasadeed shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay.

Xisbiyadan oo soo buuxiyey shuruudaha diiwaan gelinta KMG ah ee ku cad xeerarka iyo hab-raacyada diiwaan gelinta xisbiyada Siyaasadda ayaa waxay ku biirayaan 15 xisbi oo horay loo diiwaan geliyay.

Xisbiyada maanta sida KMG ah loo diiwaa geliyay ayaa kala ah:-

1.  Xisbiga Shaqaalaha Soomaaliyeed
2.  Xisbiga Xorriyadda Soomaaliyeed
3.  Xisbiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed
4.  Xisbiga Midnimo Qaran
5.  Xisbiga Dalka iyo Dadka
6.  Xisbiga Isbaheysiga Isbedeldoonka Soomaaliyeed ee XIIS
7.  Xisbiga Ileys

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleShir Arrimaha Socdaalka ku saabsan oo Muqdisho ka furmay


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here