Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo dib u habeyn ku sameeyey Garoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka Banaadir, isagoo dalacsiin iyo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Garsoorayaasha.

Guddoomiayaha Maxkamadda Sare markuu arkay baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo Garsoorka Gobolka Banaadir, isla markana uu la tashaday masuuliyiinta ay quseyso arintaan, waxaa u soo saaray wareegtadan.

Hadaba Hoos ka Akhriso Digreetada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka uu soo saaray.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleWasiirka Amniga oo Denmark kula kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee dalkaasi+Sawirro
Next articleGuddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka oo maanta xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddoomiyaha gobolka banaadir+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here