Horjooge katirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Amaanka ee ka howl gala gobolka Gedo

Taliska Ciidanka Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa soo bandhigay horjooge Cabdixakiin Xuseen Yuusuf Isxaaq oo horey ugu mid ahaa kooxda Argagisada ah ee Al-shabaab, kaasi oo isu soo dhiibay ciidamada Nabad Sugida ee degamda Balad-Xaawo. Cabdixakiin Xussen Yuusuf ayaa kooxda Al-shabaab ka mid ahaa mudo 4 sano ah waxaana uu ku […]
Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here