Itoobiya oo markii ugu horreeysay Madaxweyne u dooratay Haweeneey

SHARE

Facebook

Twitter

Addis-Ababa-(somalipm.com)-Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa goordhow u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo, Sahle-Work, Zewde ,markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore ,Mulatu Teshome.

Ms,Sahle-Work, ayaa ah khabiir in badan kasoo shaqaysay Qaramada Midoobay, lehna aqoon maamul iyo waaya argnimo wanaagsan.

Hadal kooban oo ay ka hor-jeedisay Baalmanka ayay kaga hadashay muhiimadda ay leedahay ilaalinta nabadda Dalka, sida ay sheegtay Warbaahinta Qaranka Dalkaasi Itoobiya ee FANA.

Doorashada Haweeneydan ayaa imanaysa Todobaad ka dib markii uu Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi, Abiy Axmed Cali , Magacaabay Golahiisa wasiirrada, kuwaas oo kala bar ahaa Haween.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleR/Wasaare ku xigeenka Dalka oo kormeeray Tiyaatarka Qaranka


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here