Ku simaha Wasiirka Warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta Puntland +Sawirro

Garoowe (somalipm.com):-Ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta  Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ay wehliyaan wasiirada warfaafinta dowlad goboleedyada iyo masuliyiin kale aya booqday xarunta wasaaradda Warfaafinta ee Puntland. waxaa ku soo dhaweeyay wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta ee Puntland Cabdi Xersi Qarjab iyo masuuliyinta wasaaaradda. sidookale Wafidga uu hogaaminayo ku […]
Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here