Maamulka Gobalka Banaadir oo furay Seminaar lagu baranayo Dowlad wanaaga & Xalinta Qilaafaadka

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com) Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed(Jakeeti) ayaa maanta Siminaar u furtay Ururka dhalinyarada Gobolka Banaadir.

Siminaarkaan oo socon doono labo cisho ayaa waxaa lagu baran Doonaa Dowlad wanaaga iyo Xalinta Qilaafaadka.

Gudoomiye Basma ayaa dhalinyarada kula Dardaarantay in ay ka shaqeeyan Amniga Magaalada Muqdisho Maadaama dhalinyaradu ay tahay laf dhabarta Dalka.

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii Dhalinyarada Soomaaliyeed loo bari lahaa Dowlad wanaaga, waxaana Masuuliyiinta ugu sareysa Gobalka ay wada shaqeyn wanaagsan la leeyihiin Dhalinyarada si dalka hormarkiisa kaalin weyn ay kaga qaataan.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleBoqolaal Qof oo ku sumoobay cunista Likaha (Barkin waraabe)


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here