Madaxweynaha JFS oo Hambalyo ku aadan dhalashada Bisha barakeysan ee Ramadaan u diray Shacabka Soomaaliyeed

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com), Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  hambalyo ku aaddan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diray Muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay  in la iscafiyo oo la isku naxariisto islamarkaana la is caawiyo.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sidoo kale ugu baaqay  kuwa wax haysta in ay afuriyaan bishan barakeysan ee Ramadaan kuwa kale ee aan waxbo haysan.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleIMF”Dowladda Soomaaliya waxay ku guuleystay in horumaro badan ay ku talaabsato”


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here