Madaxweynaha Puntland oo Magacaabey Wasiir iyo Wasiir Ku Xigeen

SHARE

Facebook

Twitter

Garowe(somalipm.com:–Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Daahir Xaaji Khaliif u Magacaabay Wasiirka Wasaaaradda Beeraha Iyo Waraabka Dowlada Goboleedka Puntaland.

Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud u Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda  Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleBoliiska Kenya oo baadi goobaya Nin ka tirsan Al-Shabaab
Next articleMaamulka dalka Airland oo Soomaaliya ku yaboohay lacago kaalmo ah.


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here