Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Qatar+Sawirro

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa galabta soo dhoweyn diiran loogu sameeyay magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar.

Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Qatar ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maalinta beri ah la kulmi doona Amiirka wadanka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani.

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleWasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo furay Shirka Wadajir ee Hannaanka Qaran ee Dowladdaha Hoose+Sawirro
Next articleCiidamada Qaranka iyo saaxiibadood oo laayay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here