Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Ciraaq

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho-(somalipm.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah.

Mudane, Farmaajo ayaa u rajeeyay inuu Madaxweyne Barham xilkiisa u fududeeyo, isla markaana Shacab weynaha Dalkaasi uu u noqdo mid ay mahadiyaan.

Madaxweynaha Cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah, ayaa ah siyaasi caan ka ah Dalkaas, isla markaana ka tirsan Xisbiga Kurdida ee [Patriotic Union of Kurdistan], waxanay xildhibaannada Ciraaq oo ka kooban 329 xubnood, 220 ka mid ah codkooda siiyeen hoggaamiyaha cusub.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleTaxanaha Tacliinta Soomaaliya (Qeybtii) 2-aad
Next articleMalta: maxkamadeynta shaqaale soo badbaadiyay dad qaxooti ah oo dib loo dhigay


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here