Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee xarunta Goblka Nugaal.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo madax kale, halkaasi oo uu salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidadama Puntland.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda waxa ay ka qeyb galayaan caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo lagu wado inay ka dhacdo magaalada Garoowe

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleHowlgallo lagula wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose
Next articleWasaaradda Warfaafinta oo tababar u furtay ku dhawaad 30 suxufi “SAWIRRO”


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here