Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa casha sharaf usameeyay Gollaha Wasiirada cusub iyo Xildhibaanada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaana casha sharafta ka soo qeyb galey Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo labadiisa kuxigeen, Xidhibaano ka kala tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka KGS, Wasiiro, Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo marrti sharaf kale.

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleWadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale oo ladhagax-dhigay


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here