Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez iyo Mudane Hassan Hamza oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dal kala dhexeeya Soomaaliya.
Source: somalipm
