Ra’iisul Wasaare Kheyre “Haweenku waa tusaalaha nabada iyo hormarka” Dhageyso

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay Haweenka Soomaaliyeed inay ka shaqeeyaan midnimada shacabka iyo sidda dalka hormar loo gaarsiin karo.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay Haweenka Soomaaliyeed masuuliyad gaar ah ka saaran tahay sidii dalkan hormar ku gaarsiin lahaa0.

“Hadii dhalinyaradu kala aragti duwan tahay, hadii Siyaasiyiintu kala aragi duwan tahay waxa lagu fakan jiray Dumarka Soomaaliyeed waxaana rabnaa in aad dadkan tusaale u noqotaan”.

Did you like this? Share it:

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleSoomaaliya oo si rasmi ah u la wareegtay shir guddoonka Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here