Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Turkiga

SHARE

Facebook

Twitter

Istanbul-(somalipm.com)- Xubin sare oo ka tirsanaa shirkad samaysa Gaadiidka ayaa ku geeriyooday, shir Diyaaradeed oo ka dhacay degaan Xeebeedka Bostanci oo ka tirsan Magaalada Istambuul ee Dalka Turkiga.

Duuliyihii Diyaaradda ayaa sidoo kale ku dhaawacmay, waloow qoraal uu boggiisa Twitter-ka soo dhigay Guddoomiyaha Istambuul ku sheegay in dhaawacyadu ay yihiin Laba Qof, kuwaaso oo lagu dabiibayo Cuspitalka tababarka iyo cilmi-baadhista ee Istambuul.

Lama oga sababta dhalisay shilkan Diyaaradeed, balse waxaa soconaya baadhitaanno lagu ogaanayo xog dheeri ah.

Isha/Anadolu

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleDuqa Muqdisho oo Guddoomiyey Shir looga hadlayay horumarinta Magaalooyinka Dalka+ Sawirro
Next articleJabuuti iyo Ertetrea oo gaaray heshiis horu-dhac ah


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here