Shir looga hadlayo Horumarinta Galmudug oo ka furmay Dhuusamareeb+Sawirro

Dhuusamareeb (somalipm.com) Shirkaan oo looga hadli doono qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahno iyo madax katirsan Galmudug oo uu kamid yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir, waxaana sida qorshuhu yahay uu socon doonaa muddo afar maalin ah. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dawlad Goboleedka Galmudug C/xakiin Cali […]
Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here