Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq oo la Kulmay Madaxweyne Barham Saalax

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com) Sii hayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Mudane Cabdifitaax Sheekh Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalkaas Mudane Barham Saalax.

Siihayaha ayaa u gudbiyay Madaxweynaha Ciraaq salaan iyo hambalyo uu uga siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha dalka Ciraaq ayaa uga mahadceliyay siihayaha dhambaalka uu uga siday Madaxweyne Farmaajo isaga oo hoosta ka xarriiqay in Ciraaq ay dooneyso in ay sii xoojiso xiriirka ay la leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleWasiirka Caafimaadka XFS oo Khartuum uga qeyb-gashay shirka 65-aad ee ururka caafimaadka aduunka ee WHO.
Next articleAlleylehe Jab baa ku dhacay (Faallo)


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here