Soomaaliya iyo Findland oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga Labada Dal+Sawirro

SHARE

Facebook

Twitter

Helsinki-(somalipm.com)-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Finland ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta ee Dalkaas Ms, Anne-Mari Virolainen.

Laba dhinac ayaa waxay isku Af-garteen in la xoojiyo xiriirka ganacsi iyo kan maalgashi ee Soomaaliya iyo Finland, iyo in shirkadaha Labada Waddan ay yeeshaan ganacsi wadaag iyo Isdhaafsi xagga aqoonta iyo Technology-yada ganacsiga, Wershadaha iyo wax soosaarka kheyraadka Soomaaliya.

Wasiirka iyo Waftigiisu waxa kale oo la kulmeen shirkado iyo Maalqabeenno danaynaya in ay maalgashadaan Dalka Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay sidii loo hir-gelin lahaa waxyabaha ay ka wada hadleen.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleSoomaaliya oo Ergey cusub loo Magacaabay
Next articleWasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Bankiga Adduunka.(Sawirro)


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here