
Muqdisho(somalipm.com);- Waxaa xarunta Golaha Shacabka ka bilowday kullanka lagu dooranayo Guddoomiyaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa iyo 10-musharax.
Sheikh Aadan Madoobe oo ka mid ahaa Musharaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo tirada Musharaxiinta ka dhigayay 11-musharax ayaa qaatay go’aan ah inuu tanaasulo kana haro doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Sidaasina waxay musharaxiinta hadda u tartamaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ay ku noqonayaan 10-Musharax.
[embedded content]
Source: somalipm.com
