W/Korea oo burburisay goob lagu tijaaniyo niyuklerka

SHARE

Facebook

Twitter

W/Korea ayaa u muuqata in ay burburisay goob ama god lagu tijaabiyo hubka Niyuklerka oo ku yaalla deegaanka  Punggye-ri,taas oo loola jeedo in lagu yareeyo xaaladda gobolka.

Wariyaal ajanabi ah oo la geeyay goobta loogu talagalay in la burburiyo ,ayaa sheegay in ay indhahooda ku arkeen qarax weyn .

Tallaabadaan ay ku dhaqaaqeen W/Korea ayaa u muuqata in ay qeyb ka tahay habka dibolomaasiyeed ee ay isugu soo dhowaanayaan K/Korea iyo Mareykanka.

Balse seyisyahanno ayaa aaminsan in qeyb ahaan ay buburtay,kadib markii tijaabadii u dambeysay ee September 2017-dii ay noqotay rikoor aan la isticmaali Karin.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleSidee loo maareeyay Daadadkii Roobaad, Dabeylihii iyo Fatihii Webiyada (WARBIXIN)
Next articleShacab danyar ah oo ku barakacay Fatahaada Wabiga Jubba oo deeq raashiin loo qeybiyay


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here