Wafdi ka socda W/Korea oo ku sii jeeda Mareykanka

SHARE

Facebook

Twitter

Mid ka mid ah saraakiisha ku dhow Madaxweynaha dalka W/Korea oo  lagu magacaabo  Kim Yong-chol,ayaa loo maleynayaa in uu u socdaali doono dalka Mareykanka,iyadoo la isu diyaarinaayo suurtagalnimada kulan taariikhi ah oo dhexmara Mr.Trump iyo Kim Jong-un.

Wakaaladda Wararka ee K/Korea ayaa sheegtay in General Kim Yong-chol iyo wafdi uu hogaaminaayo lagu wado in maalinimada Arbacada ay gaaraan dalka Mareykanka.

Haddii la xaqiijiyo booqashada wafdiga W/Korea ee Mareykanka,waxa qeyb ahaan meesha ka baxaya shakiyada la kala qabay,iyadoo uu mirodhal noqon karo shirka labada dhinac.

Waxa ay noqon doontaa matkii ugu horeysay oo hogaamiye W/Korea ah uu la kulmo Madaxweyne Mareykan ah.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleSharciyadii dadka soo galootiga ah ee Dalka Hungary oo isbedel lagu sameynayo
Next articleWasiiro iyo Diblomaasiyiin ka tacsiyadeeyay geerida marxuum Yuusuf Afgooye


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here