Boosaaso(somalipm.com) Wafdigan ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaaladan Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,iyadoo ay so dhaweeyeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bari,kan degmada Boosaaso iyo madax ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaa kamid ah xubnaha wafdigan Wasiirka Amniga uu hogaaminayo,Wasiirka Beeraha XFS Mudane Siciid Xuseen Ciid,siihayaha Wasaaradda Gargaarka Cilmi Cumar […]
Source: somalipm.com
