WAR DED DEG AH: Maamulka Soomaaliland Oo Xukun Ku Riday Naciimo Abwaan Qorane

Share on Facebook

Tweet on Twitter

Wararka naga soo gaaraya Deegaannada maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Makxamada Magaalada Hargeysa  ay Maanta xukun ku riday Naciimo Abwaan Qorane.

Naciimo Abwaan Qorane ayaa ah Gabar Baraha Bulshada waxku qorta,waxana Hargeysa lagu xiray kadib markii ay ka tagtay Muqdisho,iyada oo ay kaga qeyb gashey barnaamij ay qabaneysay warbaahinta TEDx.

Xeer ilaalinta Maxkamada Gobolka Maroodi jeex ayaa naciimo ku eedeysay  inay faafisay hadallo ay kaga been sheegayso jiritaanka Somaliland,isla markaana dhaawacaya qaranimada Soomaaliland sida ay hadalka u dhigeyn.

Goordhow la socda faah faajinta Warkaan.

Download PDF

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleBaarlamaanka Hirshabeelle Khilaaf ka dhax taagan
Next articleSomaliland Poet Naima Sentenced To 3yrs In Jail For “Somali Unity” Stance


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here