Wasaaradda Ganacsiga XFS oo sheegtay in ay qabaneyso shirweyne lagu abuurayo Golaha Haweenka ku guuleystay Ganacsiga “Sawiro”

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com), Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo hoggaamisa Madasha wadaxaajoodka Dawladda iyo hay’adaha Rayidku leeyihiin (Public Private Dialogue PPD), isla markaana dhista siddii Shirkadaha Soomaaliyeed u noqon lahaayeen kuwo casri ah oo xiriir la leh shirkadaha iyo suuqyada Aduunka, ayaa maanta ku dhawaaqday in bartamaha bisha July ay qabanayso shirweyne lagu abuurayo golaha Haweenka ku guuleystay Ganacsiga (Women in Business working group) iyo golaha Warshadleyda dalka (Small and Medium Factories working group).

Shir weynaha maanta ay ku dhawaaqday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo lagu abuurayo golaha Haweenka ku guuleystay Ganacsiga iyo golaha Warshadleyda dalka, ayaa   wax weyn ku soo kordhin doonta Gabdhaha Ganacsiga ku jira iyo horumarinta Warshadaha dalka.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqday Qaar kamid ah Xarumaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Baydhabo.+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here