Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan leh ka jeediyey Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay+Sawirro

SHARE

Facebook

Twitter

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo khudbad ka jeediyey shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kahadlay arrimo dhor ah oo la xiriira dhinacyo ay kamid yihiin Siyaasadda iyo dhaqaalaha dalka.

Wasiirka ayaa khudbadiisa si gaar ah diiradda ugu saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shirka ka sheegay in horumaro weyn laga sameeyey dhinaca amniga, iyadoo arintaasi ay iska kaashanayaan ciidamada Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM.

Mudane Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya uu ka qaado Golaha.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleMaxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta u fariisatay dacwad loo heystay shaqsiyaad ku eedeysan masuq maasuq+Sawirro


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here