Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho (somalipm.com) Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Axmed Abul Qeyd. kulanka wasiirka iyo xoghayaha ayaa diiradda lagu saaray horumarada Dowladda Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka. Wasiirka Arrimaha Dibadda […]
Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here