Muqdisho(somalipm.com):–Wasiirka Wasaardda Awqaafta & Arrimaha Diinta JFS Mudane xildhibaan Sheikh Nour Mohamed Hassan & wasiir ku xigeenka wasaaradda Hon. Osman Adam Dhubow Ayaa maanta Kulan Laqaatay Uqaabilsanaha Arimha Diinta Safaarada Turkiga ee Soomaaliya.
kulanka ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa soo dhaweyn uqaabilsanaha cusub ee loo soo magacaabay safarada Turkiga arrimaha diinta iyo sagootinta uqaabilsanihii hore.
Ugu dambayn labada dhinac waxaa ay ka wadahadleen sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka wadashaqayn iyada oo uu wasiirka wasaaradda u balan qaaday Safaaradda wadasahaqayn buuxda.
Source: somalipm.com
