Xildhibaan lagu soo dhaweeyay magaalada London

SHARE

Facebook

Twitter

London-(somalipm.com)- Xaflad lagu soo dhoweynayay xildhibaan Yusuf  Ibrahim Afrax oo kamid ah xildhibaanada Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka ingiriiska

Munaasabaddan ayaa waxaa kasoo qayb galay Odayaal, siyaasiyiin, Haween iyo qaar ka mid ah fanaaniinta soomaaliyeed ee ku dhaqan Booqortooyada ingiriiska.

Dadkii ka soo qeyb galay munaasabadda ayaa xildhibaanka  waxayka xog waraysteen xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda federaalka ee Soomaaliya.

Ugu dambeyntii xildhibaan yusuf  Ibrahim Afrax ayaa ku booriyay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka dibadiisa in ay taageeraan dowladooda Soomaaliya, isla markaana wacigaliyaan dadka waxyaabaha xun xun ku  baahiya Baraha bulshada( social media), isla markaan ka qabqaataan horumarinta iyodib u dhiska dalka.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleGuddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon
Next articleWaa Tuma Aktaradda diidday abaal marin ay ugu tala gashay Israel?


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here