Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya Hindise Sharciyeedka Shirkadaha

SHARE

Facebook

Twitter

Muqdisho (somalipm.com) Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xubnaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in Ajendaha maanta horyaala Golaha uu yahay Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (company law), kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah.

Hindise Sharciyeedka Shirkadaha ayaa maanta laga hor aqrin doonaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo kulanka ay ka qeyb galayaan guddoonka Golaha Shacabka.

SHARE

Facebook

Twitter

Previous articleMaraykanka oo baaraya duqayntii ka dhacday Shabeellada hoose


Source: somalipm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here